Dawlada Somaliland ha hajiso qaadka iyo diyaaradaah imanaya Somaliland
More information

Dawlada Somaliland ha hajiso qaadka iyo diyaaradaah imanaya Somaliland
Sidaynu wada oganahay aduunku wuxu la daala dhacyana xanuunka ku habsaday oo u diiday isu socod iyo is caawinba, wuxu dilay dad aad u tiro badan maalintkastakan wuxu ku fidaya xawli aad u sareeya, Hay,adda Caafimaadka aduunku waxay ku talisya ij wadamadu dhamaan isu socodka joojiyan si loo yareeyo kharata fiditaanka oo looga guulaysto cadawga aduunka oo dhan sida aan kala reebka lahayn ugu habsaday.
sidaaas daradeed Somaliland oo ah wadan aan adeegisa caafimaad tamar badan lahayn dhaqaalihiisu liito dadka wacyigiisa iyo taxaderksiuna hoose. dawladu waxay u baahantahay intii karaankeeda ah inay dedaasho dedaalada ugu wayn ee laga filaayo dawlada waxa ka mid ah in awoodeeda ay isugu gayso sidii xuduudaha loo xakaymlaha.
Details
Receiver: | Gudida Xakamaynt Cudurka Coronavirus. |
Start date: | 2020-03-30 |
End date: | 2020-06-30 |
Petitioner: | Axmed I. |
Country: | PG |
Sign the petition
Topics people are talking about
Find below the topics for which people have started a petition. Click on a topic to view the petitions.